Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Degmada Balcad oo xalay Al Shabaab la wareegeen

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay dhowr jaho ka weeraray degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana dagaal halkaasi ka dhacay ugu suurto gashay Al Shabaab in ay la wareegeen. Ciidamada dowlada ee ku sugnaa degmada Balcad ayaa firxaday markii Al Shabaab soo galeen, waxaana dagaalyanahada Al Shabaab la wareegeen qeybo … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Degmada Balcad oo xalay Al Shabaab la wareegeen